Axmed Madoobe: “Dowladda federaalku wey naga diiday in la wadahadlo”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal la gasho maamulkiisa. Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu u jeediyay Dadweyne kala duwan oo uu kula hadlay Jaamacada bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso. Waxaa uu intaas ku daray … Continue reading Axmed Madoobe: “Dowladda federaalku wey naga diiday in la wadahadlo”